Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa caawa kooxo aan heebtooda la garan bambaano nuuca gacanta laga tuuro ku weerareen fariisin Ciidanka dowlada Soomaaliya ku leeyihiin Isgooska Kuliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in bambaanada laga tuuray mooto si deg deg ahna goobta uga baxsatay, waxaana qaraxa bambaano kadib rasaas badan kor u riday ciidamada amaanka ee … Continue reading Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho